Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Gudoomiyaal Degmo iyo Odayaal (Daawo Sawirada)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Xudur kula kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Bakool iyo Odayaasha dhaqanka, ayaa ka xog wareystay xaladaha ku xeeran dhammaan Degmooyinka Gobolka. Gudoomiyaasha iyo odayaasha oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay booqashada uu ku yimid gobalka Bakool , waxa ayna la wadaageen baahiyha ay qabaan bulshada gobalka … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo la kulmay Gudoomiyaal Degmo iyo Odayaal (Daawo Sawirada)